Books

Waxaannu rumaysannahay in uu wax akhrisku yahay furaha aqoonta, horumarka iyo ilbaxnimada.  Sidaa darteed baan kuugu baaqayaa.

We believe that reading is one of the most enriching and enjoyable experiences, so we work hard to make it easy for you.

New Release

Goobjooge

Qisada buuggu waxay ku salaysantahay dhacdo run ah. Waa dagaal 1992kii dhexmaray ururkii la odhan jiray Al-itixaad al-islaami iyo SSDF oo uu hoggaaminayey Korneyl Cabdullahi Yuusuf Axmed. Wuxu ahaa dagaal ka mid ah dagaalladii ummadda Soomaaliyeed ku habsaday, wuxuuse kaga duwanaa dagaalladii kale ee Soomaalida dhexmari jiray, in markan fikrad iyo mabda’ lagu dagaallamayey. Waxaa dhacday laba wada dhashay ama laba is dhalay oo xabbadda isku ridayey. Buuggu wuxuu soo baxay 2006.

Goobjooge is a reality-based story. The novel portrays through the eyes of a boy a historical event in which Somalia’s late President Abdullahi Yusuf and the rival Islamist movement al-Itihad play the main role. The location is northeastern Somalia, the current region of Puntland. The year is 1992.

Shopping Basket