, , ,

Isdaahirinta muslinka Su’aalo iyo jawaabo

10.00$

 

ISBN: 978-91-97662-9-9

Author:  Maxamed Xirsi Guuleed (Abdibashir)

Pages: 109

Published: 2007

Material: Paperback

Language: Somali

Questions and answers about Muslim purity ritual

The book contains 220 questions and their answers in brief concerning the ritual purity required by Muslim tradition for an act of worship to be valid e.i. to pray. Muslims distinguish between minor and major ritual impurity.

ISDAAHIRINTA MUSLINKA; SU´AALO IYO JAWAABO

Isdaahirinta muslinka, waa kitaab afsoomaali ku qoran, kana hadlaya sida qofka muslinka ahi isu daahirinayo. Kitaabkan waxaa loogu talo galay inuu noqdo qaybtii labaad ee kitaabbo is daba socon doona oo ka hadlaya diinta islaamka. Waxaa hore u faafay kitaabkii koowaad ee ciwaankiisu ahaa; Caqiidada islaamka; su´aalo iyo jawaabo.

Qaabka kitaabkani u qoran yahay waa hab su’aal iyo jawaab ah. Wuxuu ka koobanyahay 220 su’aalood iyo jawaabahooda oo si kooban u dhigan. Waa hab xiiso badan oo soo jiidan kara dareenka akhristaha isla markaana aan lagu daalahayn.

Ujeedada kitaabkan loo qoray waa in bulshada Afsoomaaliga ku hadasha loo soo dhaweeyo barashada iyo fahanka diinta islaamka ama deegaamaynta aqoonta.

Reviews

There are no reviews yet.

Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.

Shopping Basket
Isdaahirinta muslinka Su’aalo iyo jawaabo
10.00$