, ,

Goobjooge

10.00$

 

ISBN: 978-91-984421-7-5

Author:  Maxamed Xirsi Guuleed (Abdibashir)

Category: fiction, history, Young Adults and Adults

Pages: 128

Published: 2007

Material: Paperback

Language: Somali

Goobjooge (Eyewitness)

Goobjooge is a reality-based story The novel portrays through the eyes of a boy a historical event in which Somalia’s late President Abdullahi Yusuf and the rival Islamist movement al-Itihad play the main role. The location is northeastern Somalia, the current region of Puntland. The year is 1992.

Goobjooge

Dagaalkii Al-itixaad iyo Cabdullaahi Yuusuf

Qisada buuggu waxay ku salaysantahay dhacdo run ah. Waa dagaal 1992kii Dhexmaray ururkii la odhan jiray Al-itixaad al-islaami iyo SSDF oo uu hogaaminayey Korneyl Cabdullahi Yuusuf Axmed. Wuxu ahaa dagaal ka mid ah dagaalladii ummadda Soomaaliyeed ku habsaday, wuxuuse kaga duwanaa dagaalladii kale ee Soomaalida dhexmari jiray, in markan fikrad iyo mabda’ lagu dagaallamayey. Waxaa dhacday laba wada dhashay ama laba is dhalay oo xabbadda isku ridayey.

Qofka qisada inoo soo werinaya oo ah Samatar Ducaale, waa wiil dhallinyaro ah oo dhinacii al-itixaad ka soo jeeday, kana yimid gobol aad uga durugsan meesha dagaalku ka dhacay ee gobollada Waqooyi Bari, Soomaaliya. Wuxu ka yimid magaalada Hargeysa, dabadeed waxaa lagu qabtay dagaalka.  Samatar Ducaale wuxuu inooga sheekaynayaa sidii uu dagaalka ku tegey, sidiii dagaalku u dhacay iyo sidii loogu qabtay dagaalka iyo aakhirkii sidii uu uga soo baxay jeelka Garoowe. Buuggani waa kii koowaad ee laga qoro dhacdadan. Ma aha buug ka sheekaynaya, sax iyo qalad ama tirakoob, balse waa warbixin xambaarsan waayo-aragnimo, xogogaalnimo iyo dareen.

Reviews

There are no reviews yet.

Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.

Shopping Basket
Goobjooge
10.00$