, , ,

Sidee buu hableheenna, hal-abuur u tilmaamay?

10.00$

 

ISBN: 978-91-982116-0-3

Author:  Maxamed Xirsi Guuleed (Abdibashir)

Pages: xx

Published: 2010

Material: Paperback

Language: Somali

Hableheenna (our ladies)

This book is a collection of Somali poems about women. The book contains different types of poems written by Somali poets from different regions who lived at different times. The poems cover various topics related to women, including love; marriage; motherhood; praise; advice; recognition, description, admiration, and criticism.

Hableheenna

Buuggan waxa lagu ururiyey qayb yar oo ka mid ah suugaanta afka Soomaaliga ee hodanka ah ee dhinaca haweenka. Waa maansooyin kala geddisan oo ay tiriyeen hal-abuurayaal kala duwan. Buugga magaciisa oo dhammaystirani waa: “Sidee buu hableheenna, hal-abuur u tilmaamay”. Tilmaamahaas waxa ka mid ah

  • Ammaan
  • Sifeyn
  • Dardaaran
  • Canaan
  • Dhaliil
  • U mahad-naq
  • Ka cabasho

Iyo maaddooyin kale oo badan oo aad dhammaantood ka dheehan doonto ciwaannada soo socda iyo maansooyinka laftooda.

Reviews

There are no reviews yet.

Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.

Shopping Basket
Sidee buu hableheenna, hal-abuur u tilmaamay?
10.00$