, ,

Turjumaadda macnaha Quraanka Jus Camma

6.00$

 

ISBN: 978-91-982116-0-3

Author:  Maxamed Xirsi Guuleed (Abdibashir)

Pages: 78

Published: 2021

Material: Paperback

Language: Somali

Turjumaadda Jus camma (translation of the Jus-Amma)

This book is a translation of the meaning of Jus Amma in simple and concise Somali. Jus Amma is the 30th chapter of the Holy Quran. ًJus ammah contains 37 surah. This book consists of Jus-amma and Fatiha which are 38 surah which is equivalent to 1/3 of the surah of the Koran. The total number of verses is 564 verses.

Turjumaadda Jus Camma

Buuggani waa turjumaadda macnaha Jus Camma oo Afsoomaali fudud oo kooban ku qoran.  Jus camma waa juska 30-naad ee Quraanka kariimka ah. ًJus camma waa 37 suuradood. Kitaabkani waxa uu ka koobanyahay Jus camma iyo Faatixada oo isku noqonaya 38 suuradood oo u dhigma 1/3 suuradaha Quraanka.  Wadarta aayaduhu waa 564 aayadood.  Suurad kasta turjumaaddeeda waxa lagu bilaabayaa siddeed qodob oo kala ah:

  • Magaca suuradda iyo isagoo Afsoomaali u turjuman.
  • Taariikhda soo degidda (ma xilligii Makaa mise waa xilligii Madiina)
  • Tirsiga soo degidda (yacnii, waa suuraddii immisaad ee soo degtay?)
  • Magaca suuraddii ay ku xigtay ee iyada ka horraysay
  • Tirsigga suuraddan ee kitaabka Quraanka
  • Tirada aayadaha ee suradda
  • Tirada ereyada iyo
  • Tirada xuruufta suuradda

Reviews

There are no reviews yet.

Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.

Shopping Basket
Turjumaadda macnaha Quraanka Jus Camma
6.00$